Mashruuca Biyo xidheenka Dhagaxmadow ayaa kormeer iyo indha indheyn lagu soo sameeyey

Mashruuca Biyo xidheenka Dhagaxmadow ayaa kormeer iyo indha indheyn lagu soo sameeyey
Madaxa xafiiska Biyaha DDS Mudane Xasan Maxamed Xuseen, qeybo ka Mid ah gudiga joogtada ah ee Golaha Xildhiibaanada iyo hawl wadeenada xafiiska ayaa soo kormeerey mashruuca dhismaha Biyo xidheenka Dhagaxmadow
Mashruucan oo xafiisku bilihii udanbeeyey uu ku wadey dib uhabeyn iyo dayactir ayaa la dhameystirey 99% islamarkaana ay galeen biyo badan oo gaadhaya ilaa 2million meter cubic
Mashruucan oo ay ku baxdey misaaniyad dhan 96million ayaa wuxuu si weyn ooga qeyb qaadanaya dhanka cabitaanka dadka iyo xoolaha iyo sidoo kale dhanka waraabka