Mashruuca Biyo xidheenka Dhagaxmadow ayaa kormeer iyo indha indheyn lagu soo sameeyey

  • 2023-06-17
  • 2023-06-17
  • Mashruuca Biyo xidheenka Dhagaxmadow
  • Total Deployed Teams Madaxa xafiiska Biyaha DDS Mudane Xasan Maxamed Xuseen, qeybo ka Mid ah gudiga joogtada ah ee Golaha Xildhiibaanada iyo hawl wadeenada xafiiska
  • Mashruuca Biyo xidheenka Dhagaxmadow